intifaacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax intifaac ka helid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh intifaacso ↴
intifaacsasho [m.f.dh]
eeg intifaacso. ld intifaacsad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg