Site icon Qaamuus

ereyga

Iran

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/-aamo, m.dh)

1. Daliig lagu sameeyo weelasha la tolaayo oo gucunka kor ka maro. 2. ld inan 1 (3). Isha birteeda. 3. Meesha banka iyo dhulka dhirta leh iska galaan. 4.(-mo, mdh.) Meel kayn ah oo godan, hareerahana ka bannaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iran

tafiiran | ulaysi-dagiiran | uusmiiran | uusmiiran | afxiran | akhiran | akhiran | arrad-tiran | arratiran | badxiran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version