Site icon Qaamuus

ereyga

Irbadeysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax dawo lagu duray ahaaansho (nafley). ld cirbadeysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irbadeysan

cirbadeysan | irbadeysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version