Iritorosaytis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(c.nafl.) Nooca ugu badan tiro ahaan unugyada dhiigga, kuwaas oo ka kooban midab cas oo loo yaqaan himogolobiin, isla markaana wuxuu masu'uul ka yahay qaadista ogsajiinta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iritorosaytis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg