Irkigsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax irkig hayo ahaansho. ld argagsan, erkegsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irkigsan ↴
argagsan | argagsanaan | argagsanaansho | erkegsan | erkegsanaan | erkegsanaansho | irkigsanaan | irkigsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg