Site icon Qaamuus

ereyga

Isbahaysi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbahaysi

isbahaysasho | xulato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version