Isbahayso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)Dad, ummado, dawlado, iwm xiriir isgaashaan-buuraysi oo sokeeye ahaan uga dhexeeya isku raacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbahayso ↴
isbahaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg