Site icon Qaamuus

ereyga

Isbeddel-cadaadis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.cimi.) Isbeddelka ku dhaca cadaadiska gibilka kaas oo ka dhaca bar gaar ah iyo waqti gaar ah, badanaa saddex saacadood, oo ka horraysa, indha indhayn lagu sameeyo gibilka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbeddel-cadaadis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version