Isbeddel-kiimikaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Isbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhismaha kiimikaad; kuna yimaada atammada molikuyuulka oo kordha, yaraada ama dib-u-habayn sameeya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbeddel-kiimikaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg