Isbuturi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Caro iyo islaweynaan awgeed gaar u bixid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbuturi ↴
isbuturin | isbuturis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg