Iscasil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Qof jago iwm oo uu hayey iskiis u wareejin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iscasil ↴
iscasilaad | iscasilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg