Site icon Qaamuus

ereyga

Isciilkaabi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Is-hiifidda ama ka shallaynta khalad la sameeyey.

Isciilkaabi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Khalad la sameeyey dartii is-hiifid. 2. Caro darteed faruuryo-qaniinid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isciilkaabi

isciilkaabin | isciilkaabiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version