Isdhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.
Isdhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho. 2. (f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin. 3. (f.mg) Cid waalasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdhaaf ↴
laafyo | saayir | saayiraad | uumi saarid | caraatan | caraatan | caytan | caytan | cilaaqtan | dhismo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg