Isdhin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dhaq.) Nusqaamidda shey uu ka nusqaamo sidii uu ahaa.
Isdhin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)Shay siday ahaayeen ka nusqaamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdhin ↴
buuxiye | is-dhimid | jilicsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg