Isgaarsii
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. War iwm isu gudbin. 2. Wax isdeeqsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isgaarsii ↴
ayoonisfeer | boosto | dagaal | geyoo | isgaarsiin | isgaarsiin | telefishen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg