Site icon Qaamuus

ereyga

Isgarabdhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isu-eegidda laba shey ama ka badan waxay ku kala duwanyihiin ama isaga mid yihiin.

Isgarabdhig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Laba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga mid yihiin isu eegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isgarabdhig

saamiggal | isgarabdhigid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version