Isgiriirixi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qof, wax caraysan iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isgiriirixi ↴
isgiriirixin | isgiriirixis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg