Isir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.dh)1. Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay. 2. Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isir ↴
absaxan | aragtida Darwin | aragti-haraa | aragti-isir | asal | bayooloji | bilis | dhalasho | dhufsane | hiddarraac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg