Iskahorimaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo. 2. Isburin.
Iskahorimaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Laba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskahorimaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg