Iskooris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Wiil yar oo aan helin xanaano waalid ama dad kale oo isagu naf-naftiisa isbarbaarshay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskooris ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg