Isku-cadaadis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Xariiq ku muujisan khariidad ama kaarto iskuna xidha baraha ama meelaha cadaadiskooda gibileed uu isku mid yahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isku-cadaadis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg