Site icon Qaamuus

ereyga

isku-kaan
(m.l) (-nno, m.dh)

(baay.) Marka la sharaxayo noole leh laba aliil oo isku mid ah oo ukumaya muuqal gaar ah shiiqiye iyo shiiqsane midkuu doono ha ahaadee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-kaan

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version