Site icon Qaamuus

ereyga

Iskudhis-giraansan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo ..., m.dh)

(kiim.) Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudhis-giraansan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version