Site icon Qaamuus

ereyga

Iskudhufasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Summad x. Xisaabfalka labaale ee lagu helo taranka laba ama dhowr xaddi. Dhinac kale marka laga eego iskudhufashadu waa isugeyn soo noqnoqata. Tusaale ahaan, 3 x 4 = 3 + 3 + 3 + 3 = 12.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudhufasho

aritmatig | iskudhufasho-foolwaa | iskudhufasho-leeb | lagudhufte |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version