Site icon Qaamuus

ereyga

iskudhufasho-leeb
(m.dh)

(xis.) Iskudhufa-shada laba ama dhowr leeb. Taas oo loo qeexi karo laba siyaabood iyada oo loo eegayo in jawaabtu tahay leeb ama foolwaa midkood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iskudhufasho-leeb

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version