Site icon Qaamuus

ereyga

Iskuroor dhuun neefeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Iskuroorka muruqyada dhuumaha neefta ee xiiqda (neefta) iyo dhuun neef holaca (bronkiitada).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskuroor dhuun neefeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version