Iskuxireyaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(nax.) Curiyeyaal hawshoodu tahay in ay isku xiriiriyaan ereyada hadalka, waxayna u kala baxaan labo koox: “xiriiriyeyaal” iyo “horyaa- layaal”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskuxireyaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg