Site icon Qaamuus

ereyga

Islaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan. 2. I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan. 3. (-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.

Islaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)

Qof dumar ah oo da'weyn.

Islaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Muslim noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga islaan

maaliki | arkaan | arkaanu-islaan | aw | axkaan | beytimmaal | beytulxaraam | bidco | bil | bislaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version