Isle'eg-saabley
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee doorsoomaha uu yahay darajada labaad. Sansaanka guud ee isle'eg saabley ah ee dorsoomaha x waa: ax+ bx + c = 0, taas oo a, b iyo c ay yihiin madoorsoomeyaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'eg-saabley ↴
isle'eg-saabley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg