Site icon Qaamuus

ereyga

Isle'egta xaaladda maatarka

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Isle'eg xisaabeed oo xiriirisa cadaadiska P, mugga V, iyo heerkulka kul daynaamikada T ee xaddi walax n. Isle'egta ugu fudud waa tan neefaha mitaaliga ah: PV = nRT, taas oo R ay tahay madoorsoomaha neefaha. Laakiin, adkeyaasha, hoorarka iyo neefaha kaleba, isle'egtu waa murakab adag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'egta xaaladda maatarka

isle'egta xaaladda maatarka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version