Site icon Qaamuus

ereyga

Islis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Is xoqid xoog leh oo laba shey ka dhex dhaca.

Islis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Xoogga caabbinaya socodka dul marka loo eego dul kale oo ay is taabanayaan.

Islis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Is xoqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga islis

isgoo | is-haysasho | islisid | liciifis-habdhis-makiineed | waran-cireed | weheliyaha isliska neg | xaydhayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version