Site icon Qaamuus

ereyga

Ismaandhaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.

Ismaandhaaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismaandhaaf

ikhtilaaf | ismaandhaafid | kalabbood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version