Ismutux
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Meel fagaara ah, keli ahaan fikrad aan lagula qabin isla soo taagid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismutux ↴
ismutuxi | ismutuxid | ismutuxin | ismutuxis | ismutuxis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg