Istaahil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahilid.
Istaahil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Qof wanaag ama xumaan geystey fal u qalma ku abaal marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istaahil ↴
baga | galabso | istaahilid | mudo | muteyso | qalan | qalan | quur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg