Site icon Qaamuus

ereyga

Ixtiraam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.

Ixtiraam

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)

Dareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ixtiraam

ixtiraamid | xaqdhawr | xaqdhawr |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version