Jaa'ifee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -feysay)1. Waxyeello weyn oo aafeed cid gaarsiin; aflagaaddee. 2. Nabar foolxumo reeba cid wejiga ka gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaa'ifee ↴
jaa'ifee | jaa'ifeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg