Jaah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool. 3. Woqooyi (bad).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaah ↴
jaahid | jaahil | jaahilbixi | jaahilbixin | jaahiliyad | jaahilnimo | jaahwareer | jaahwareer | jaahwareeri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg