Jaahwareer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid. jaahwareerid
Jaahwareer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawareer². jahawareer
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaahwareer ↴
jaahwareeri | jaahwareerid | jaahwareerin | jaahwareersan | jaahwareersanaan | jaahwareersanaansho | cantatab | jahawareer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg