Jaalabuto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan. 2. Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto. 3. Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaalabuto ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg