Site icon Qaamuus

ereyga

Jaalle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Wadey; saaxib; jaal. 2. Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaalle

jaallenimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version