jaansaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Kabo jaan cusub la saaray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaansaaran ↴
jaansaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaansaaran. ld jaansaarnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg