Jaasuus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)1. Qof si qarsoodi ah xog u uruuriya una gudbiya meelaha ay qusayso (qaran, urur, qof iwm); basaas. 2. Qof dadka hadalka isaga qaada oo isku dira; warxungee. ld jaajuus¹.
Jaasuus
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Cid si qarsoodi ah sir uga bixin. ld jaajuus².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaasuus ↴
jaajuus | jaajuus | jaajuusid | jaajuusnimo | jaasuusid | jaasuusnimo | dhexsocoto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg