Site icon Qaamuus

ereyga

Jaawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u sameeyaan iyadoo nafley loogu baaqayo. 2. Suul-dhabaale la sameeyo marka turub laga yamxeerinayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaawo

farjaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version