Site icon Qaamuus

ereyga

Jabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan. 2. Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jabo

jabad | hanjabo | jajabow | maxajabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version