Site icon Qaamuus

ereyga

jabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Adke qayb ka goosasho (ul, caday iwm). 2. Adke wax ku dhex jira ka baxsasho (ukun, qare, laf iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jabso

jabsasho [m.f.dh]
eeg jabso. ld jabsad, jabsi.

jilbajabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof jilbaha iyo faraha ku fariisasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version