Jacbur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jacbur ↴
jacburan | jacburasho | jacburi | jacburin | jacburis | jacburnaan | jacburnaansho | jacburni | jacburo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg