Site icon Qaamuus

ereyga

Jacsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jacsan

fajacsan | fajacsanaan | fajacsanaansho | harjacsan | harjacsanaan | harjacsanaansho | jacsanaan | jacsanaansho | wajacsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version