Jadeer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn. 2. Socod dheer.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jadeer ↴
jadeerwac | jadeerwac | jadeerwacad | jadeerwacasho | jadeerwaco | jadeerwicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg