Site icon Qaamuus

ereyga

Jaho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. ld jiho 1. Afarta qiblo midkood. 2. Doc; gees; dhinac.

Jaho

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-haday, -hatay)

1. ld jiho 2: wax uun ku dhaqaaqid. 2. Xanuun la ledi waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaho

laangooyo | xag | ambo | babac | barjaho | beynajaho | callaq | circaddaa | dayow | diirad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version