Site icon Qaamuus

ereyga

Jajuub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qasbidda qof wax uusan raali ka ahayn lagu sandulleeyo. ld jujuub¹.

Jajuub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Qof wax uusan raali ka ahayn ku sandullayn. ld jujuub².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jajuub

jajuubid | jujuub | jujuub | jujuubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version